Wasiir Khaliif A Cumar iyo Amb Mahmet Yilmaz oo arin Muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha XFS Xil. Khaliif Cabdi Cumar & Danjiraha dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey u jooga Soomaaliya Amb Mahmet Yilmaz ayaa manta kulan shaqo ku yeeshay xarunta Safaaradda ee Muqdisho.   Kulanka waxaa labada masuul ku wehlinayay Safiir ku xigeen Ismail Emre iyo masuuliyiin ka socday Wasaaradda Ganacsiga& Warshadaha, waxaana diiradda … Continue reading Wasiir Khaliif A Cumar iyo Amb Mahmet Yilmaz oo arin Muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)